Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowlada iyo Ciidamada PSF oo markale Madaxa isla galay
    Puntland

    Dowlada iyo Ciidamada PSF oo markale Madaxa isla galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamo PSF ah,ayaa gaaray Xaafuun,kuwaasoo fariisin ka samaystay Warshadii hore ee Cusbada.

    Ciidanka gaaray Xaafuun,ayaa dhan 26-Gawaarida Gaashaaman iyo 150-Askari.

    Ujeedka tagistooda Xaafuun,waxay ku salaysan tahay ka carqaladaynta qorshaha Saldhiga Milleteri ee Imaaraadku halkaas ka samaysanayo.

    PSF waxay ka caraysan tahay ballanta uu uga baxay MW Deni ee ahayd in loo fasaxo si buuxda Mashruucoodii la shaqayanta Marayka ka.

    Maalin ka hor ayay ahayd markii loo diiday Bosaso in ay yimaadaan wefti Maraykan ah oo iyaga usocday sida ay sheegteen.

    Hogaamiyayaasha Ciidanka PSF,waxay si weyn uga cabanayayaan Sadex Nin oo Dowlada uxilsaartay Saldhiga Xaafuun iyo wada shaqaynta PSF,kuwaasoo kala ah…

    1.Wasiir Liibaan Muuse Boqor.
    2.Agaasime Cabdi Rabbi.
    3.Ina Cabaade Nin lagu magacaabo.

    PSF,waxay ogolaatay Sadex Shuruudood oo Dowladu ku xirtay oo kala ah…

    B.In wufuuda u imaanaysa ay soo marto Dowlada.

    T.In dhaqaalaha lagu soo shubo W.Maaliyada.

    J.In ay toos uhoos yimaadaan Taliska Ciidamada.

    Dhanka kale Deni,waxa uu Ciidamada PSF siiyay Laba Bilood oo Mushahaar ah tan iyo intii lagu heshiyay in ay toos uhoos yimaadaan Dowlada.

    Sida muuqata Deni ma rabo in uu si dhamaystiran usii daayo Mashruuca PSF ee la Shaqaynta Maraykanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.