Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowlada Puntland oo sii daysay Markabkii Hubka
    Puntland

    Dowlada Puntland oo sii daysay Markabkii Hubka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL marka laga so tago masuuliyada iyo diblomaasiyada ay muujisay,hadana,waxaa jiray wada xaajood adag oo dhexmaray Labada dhinac,gaar ahaan Mw Deni iyo Safiirka.

    1.Weftigu,waa mid sare oo ka kooban Siyaasada iyo Milleteriga ee Turkiga.

    2.Maqaam Labada Dowladood oo siman,ayaa loo wada hadlay.

    3.Waxay la yimaadeen cadaymo muujinaya in ay iyagu wada leeyihiin dhamaan Hubka saaran Markabka.

    4.Waxay umahadceliyeen Dowlada PL,waxayna qireen hanaanka Maamul ee PL.

    5.Waxay ballanqaadeen in ay PL ka taageerayaan la dagaallanka argagixisada.

    Turkidu,waxaa ka muuqatay in ay fajeciso ku noqotay hanaanka Dowladeed ee ka muuqda PL oo iyagana lagula dhaqmay ee aan ka jirin Koonfur.

    Yax-yaxa ugu weyn ee Qofka Somaliga ah haysta,waa ilhaamada Xamar taala oo…..
    .
    B.W.Gaashaandhiga oo Turkiga Jaajuus ah.

    T.Masuuliyiintii heer Fadaraal iyo heer DG oo Viso barya ah Fayl ugaga jira Safaaradooda.

    Balse PL,waxay bartay Turkida in ay jirto Somali qab leh oo Qaran ah,waxayna indhahooda ku arkeen,waxay ka sheekayn doonaan.

    Markabku,wuxuu ka shiraacanayaa PL Arbacada,waxaana imaan doona wefti kale oo Turkiya isla Arbacada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.