Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowlada Puntland oo xaqiijisay amniga Garoomada Diyaaradaha
    Puntland

    Dowlada Puntland oo xaqiijisay amniga Garoomada Diyaaradaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan xaqiijanaynaa in Amiga Garoonka Diyaaradaha Bosaso yahay mid sugan oo ay diyaaraduhu koodkoodii ama Route-koodii si caadiya hawlahoodii ugu wadan karaan”.

    Maanta,waxaan imaan Diyaarada Daallo Airlines,waxaana saamayn ku yeeshay Email ay udirtay Dowlada Xamar.

    Balse Itoobiyan Airlines Todobaadkii Laba jeer ayay tagtaa Bosaso,wayna tagaysaa sida ay xaqiijisay.

    Daallo haday uhogaansato amarka Xamar,waxay lumin doontaa Ruqsada PL oo uleh muhiimad Ganacsi.

    Dhanka kale,waxaa di caadiya uyimid Garoonka Laba Diyaaradood oo kasoo degay kadibna dib uga kacay,kuwaasoo ka yimid Imaaraadka.

    Dowlada Xamar oo ku gabanaysa amniga Garoonka,ayaa khatar ku jira kadib hanjabaadii ka timid Ilmo Diyaano,ayaa Warqad udirtay Shirkadaha Diyaaradaha.

    Waa wax cad oo muuqda in qorshaha lagu carqaladaynayo Garoonka Diyaaradaha Bosaso ay wadato Dowlada Xamar ,isla markaana Gacanta la isticmaalayo ay yihiin Ilmo Diyaano.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.