Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Somaliya oo soo dhawaysay doorka Dowlada Imaaraadka Ee shirkii Belgium
    Somalia

    Dowlada Somaliya oo soo dhawaysay doorka Dowlada Imaaraadka Ee shirkii Belgium

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawladda Federalka Somalia ayaa soo dhaweysay taageerada looga muujiyey shirkii Madasha Iskaashiga Somalia ee dalka Belgium ka dhacay.

    War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arr. Dibedda ayaa lagu sheegay in dowladdu ay soo dhaweynayso in dalalka iskaashiga Somalia la lihi ay sheegeen inay Somalia ku yaboohayaan 1.2 billion oo Euro ah.

    Dowladda Somalia ayaa sidoo kale soo dhaweysay ka qeybgalkii iyo hadalkii uu danjiraha Imaaraatka Carabta u fadhiya dalalka Belgium iyo Luxemburg uu shirka ka sheegay ee ahaa in Imaaraadka ay ka goโ€™an tahay taageerida dadaalada lagu soo celinayo midnimada, amniga iyo xasiloonida Somalia iyo in wax laga qabto caqabadaha amniga, siyaasadda iyo horumarinta Somalia.

    Dawladda Somalia ayaa sheegtay in Imaaraadka ay ku raacsan tahay dhismaha nabad gobolka ka hirgasha iyo barwaaqo. Iyada oo taas la eegayo, ayaa dawladda Somalia sheegtay, inay soo dhaweynayso fursad kasta oo lagu horumarin karo agendahan istaraatiijiga ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.