Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladaha Puntland iyo Imaaraadka Oo gaaray heshiisyo muhiim ah
    Somalia

    Dowladaha Puntland iyo Imaaraadka Oo gaaray heshiisyo muhiim ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 26, 2018No Comments3 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Prof Abdiweli M Ali Gas madaxweynaha Dowlada Puntland,ayaa heshiisyo dhaqaale iyo kuwo Amni la saxiixday dawladda UAE .
     
    Xukuumadda Puntland iyaada oo gacan ka helaysa UAE iyo Saudi Arabia ayay dagaal kula jirtaa la dagaalanka argagixisada , sidoo kale waxay ku hawllan tahay horumarinta degaanada Puntland .
     
    Xukuumadda Puntland iyada oo dhiirragelin ka haysata xukuumadda Imaaraadka waxay ka shaqayn doontaa xallinta Isfahan waagii ka dhexdhashay dawladda Imaaraadka iyo DF. Waxaa nasiib darro ah inaan weli khilaafkii xal loo helin.
     
    Nidaamka Muqdisho wuxuu dawladda Qatar ka gudoomay 200 oo Milyan oo loogu talagalay mashaariic Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo 30 Bas oo Marzeds Benz ah iyo 30 Baabuur oo Boliska loogu talo galay , sidoo kale Doonyo iyo Qalab loogu talo galay Dekadda Muqdisho
     
    Waxaa xusid mudan in dawladda Turkigu ay nidaamka Muqdisho ay la gashay heshiis maalgelin ee Gegida diyaaradaha oo soconaya 25 sano sidoo kale dekadda Muqdisho . Wadooyin dhawr ahna waa dhistay, shalay ayay ahayd markii ay deeq waxbarasho ugu deeqday dadka dega Muqdisho
     
    Sidaas si la mid ah ayaa dawladda Imaaraadku waxay maalgelisay dekada Puntland , Iskoollo ayay ka dhistay Puntland,waxay gacanta ku haysaa 3 kun oo ciiddanka badda Puntland ah , Imaaraadku wuxuu damacsan yahay inuu kordhiyo hawalaha uu ka hayo Puntland
     
    Laga soo bilaabo intii uu bilowday Isfahan waagu waxay Puntland ka war sugaysay DF , nasiib darro waxaa usoo baxday in ay noqdeen dad doonaya in ay waxkasta iyagu cunaan.
     
    Kulligeen aan ka shaqayno danaha Soomaliya anagoo isku duuban oo isfahansan.
     
    Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka Carabta,ayaa kulamo kula leh halkaas masuuliyiinta ugu saraysa dalkaas.
     
    Madaxweynaha iyo waftigiisa ,ayaa la kulmay Wasiirka amniga iyo ra’isalwasaare xigeenka dalkaas.
     
     
     
    محمد على غاز حاكم بونتلاند يوقع عدة مشاريع اقتصادية وامنية مع حكومة دولة الإمارات العربية المتحدة والتقى بوزير الخارجية وأعضاء من حكومة الإمارات
     
    حكومة بونتلاند مع دول الحلف الامارات والسعودية وتحارب الإرهاب وتسعى لتنمية الولاية لما فيها خير ومصلحة أرض وشعب بونتلاند
     
    حكومة بونتلاند سوف تسعى لحل سوء التفاهم الذي حصل مابين الحكومة الفدرالية بتحريض من نظام الحمدين وحكومة دولة الإمارات لكن للأسف إلى الآن لم تتمكن من التأثير والصلح وبإذن الله سوف ينتهي كل شئ بخير واتفاق مرضي للطرفين
     
    نظام مقديشوا استلم من قطر 200 مليون دولار بمشاريع بنيه تحتية و30 باص مرسيدس بينز و 30 سيارة للشرطة و معدات وسفن لميناء مقديشوا
     
    ودولة تركيا قدمت لنظام مقديشوا مطار بعقد 25 سنه استثمار واخذت ميناء مقديشوا 25 سنه استثمار وبنت عدة شوارع وقدمت أمس السفارة التركية منح دراسية لأهلي مقديشوا
     
    وكذالك الامارات بنت مدارس في بونتلاند و ميناء وتنفق على 3 الف جندي من بحرية بونتلاند وسوف تقدم المزيد بإذن الله تعالى
     
    منذ بداية الأزمة كنا ننتظر فعل الحكومة الفدرالية لكن للأسف تحولوا إلى جعبه تأكل كل شئ لوحدها
     
    (( مركا إلمئدريالو هالودا قرابتو أما ها لكلا قرابتو ))
     
    فالنسعى جميعا إلى مصلحة الصوما 💙
     
    علاقة بونتلاند مع الإمارات علاقة ا
     
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.