Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dr. Gaas oo ka hadlay shirarka Madaxda DFS iyo D/Gobaleedyada ee Dhuusamareeb (VIDEO)
    Somalia

    Dr. Gaas oo ka hadlay shirarka Madaxda DFS iyo D/Gobaleedyada ee Dhuusamareeb (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 24, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay go’aamadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb ee DFS iyo dawladaha Xubnaha ka ah dawladda Federaalka.

    Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas “Dalkaani waa muhiim in uu galo doorasho la isla ogal yahay oo wakhtigeeda ku dhacda, si looga badbaado xasarad siyaasadeed iyo mid sharci”.

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158184568363941&id=680383940

    Dr Gaas “haddii marka gudoomiyaha guddiga doorashooyinka, madaxweynaha iyo Baarlamaanku ay ku doodayaan dooarsho qof iyo cod ah waxba lagama qabo, ha qabtaan waqtigeedana ha ku qabtaan, mideeda kale dadka waxaa afka loogu tirayaa mar walba, wax wanaagsan baa loo sheegayaa oo maxay tahay, waxaa la leeyahy doorasho qof iyo cod ah , adaa wax dooranaya, oday wax dooran maayo, ergo wax dooran mayso, marka taas waxaa loo tarjumanayaa waxaa laga baxayaa 4.5, mana ahn waa been, maxaa yeelay kuraasta sidii baa loo qaybinayaa”

    Dr Gaas “doorasho qof iyo cod ah waa inay ku salaysan tahay deegaan iyo dad ee aysan ku salaysnayn 4.5, intii la wado 4.5 ma jirto doorasho qof iyo caod ah”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.