Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Duqii Xarunta Ganacsiga Puntland Ee Bosaso oo iscasilay
    Puntland

    Duqii Xarunta Ganacsiga Puntland Ee Bosaso oo iscasilay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Furitaanka Kal-Fadhigii 36 ee Gollaha deegaanka Degmada Bosaaso ayaa maanta u furmay si habsami leh waxaana munaasabada furitaanka ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan wasaarada Arimaha gudaha Puntland oo uu hogaaminayo Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Khaliif, wasiiru dowlaha wasaarada yuusuf maxamed caways dhedo, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Cali Farmayeeri iyo masuuliyiin kale.

    Intii ay munaasabadu socotay ayaa waxaa madasha isku casilay Duqii hore ee degmada Bosaaso Mudane Eng Abdifitah Mohamed Osmaan Shanle iyadoo shaqadana uu si rasmi ah ula wareegay gudoomiye kuxigeenka Degmada ahna kusimaha Gudoomiyaha Mudane Bashiir Faarax Siciid iyadoo ay kulanka soo Xaadireen 33 ka xubnood ee Golluhu ka kooban yahay.

    Waxaa sidoo kale kulanaka ka qaybgalay maamulka gobolka Bari kan degmada Bosaaso, Taliska qaybta Booliiska Gobolka Bari,Xoghayaha dowlada Hoose ee Degmada Bosaaso Maxamuud Cabdullaahi Axmed Kawte, Isuduwayaal, waxgarad, haween, dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.