Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Itoobiyaan Airlines Duulimaadkii ugu horeeyay ee ganacsi,ayaa yimid Mekelle 19-bilood kadib. Dareenka Dadka,ayaa sidan ahaa markii Fiyaaradii ugu horaysay kasoo degtay Maqalle.