Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin:-Deni oo ku dhawaaqay Wajigii Labaad Ee Dagaalka argagixisada
    Puntland

    Faahfaahin:-Deni oo ku dhawaaqay Wajigii Labaad Ee Dagaalka argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbad qiimo badan,waaqiciya,dareen damqasho leh wadata,soo gudbinaysa digniino amni iyo kuwo jiritaan Umadeed oo Dadka midaynaysa,ayuu jeediyay Madaxweyne Deni….

    1.Wuxuu ku dhawaaqay Wajigii 2-aad ee hawlgalku in uu dhamaaday Maanta oo 27-ka Febraayo ah.

    2.Wuxuu ku dhawaaqay Wajigii 3-Aad ee hawlgalka in uu bilaabanyo Berri foog oo 28-ka Bisha Febraayo ah.

    3.Wuxuu ku dhawaaqay in ay 7-Cisho Laamaha amaanka isku soo dhiibaan Dadki gudahai kala Shaqeeyay argagixisada.

    4.Wuxuu ku dhawaaqay in ay 7-Cisho isku soo dhiibaan Ajaanibta argagixisada ah ee dagaalka ku jirta.

    5.Wuxuu umahadceliyay Ciidamada Difaaca Puntland.

    6.Wuxuu ugu baaqay Shacabka Puntland in ay sii wadaan taageeradooda Ciidamada.

    7.Wuxuu si dadban usheegay khataro jiritaanka Dowladnimada PL ka dhan ah in ay Daacish waday.

    8.Wuxuu sheegay in Gantaallada la qabtay ay ka mid ahaayeen qorshaha Daacish ku qabsanayso Bosaso oo ay ku burburin lahayd Difaacyadeeda.

    9.Wuxuu bogaadiyay Ciidamada Somalida ee Qaybaha kale ee Wadanka ka wada dagaalka argagixisada.

    10.Wuxuu ugu baaqay Qaybaha Shacabka iyo Masuuliyiinta in ay Wadanka badbaadiyaan.

    11.Wuxuu udigay DFS ku tumashadeeda Dastuurka iyo qorshaheeda aan lagu midaysnayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.