Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Garaacistii Buuraha Bari Xalay Ee Maraykanka
    Puntland

    Faahfaahin Garaacistii Buuraha Bari Xalay Ee Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    10-Bartilmaameed,ayaa la garaacay si rasmi ah,waxaana khasaare lagu gaarsiiyay argagixisada 7-Xarumood oo ka mid ah 10-ka Bartilmaameed ee la garaacay.

    48-Xubnood oo argagixisada ah,ayaa la dilay oo 12 ay Ajaanib tahay ayna ku jiraan Saraakiil Sar sare.

    Garaacista Cirka,waa sii soconaysaa Maalmahan,waxaana la sugayaa Maalmaha soo socda warbixinta khasaaraha oo ay Wadajir usoo saarayaan Maraykanka iyo Puntland.

    Wajigii 1-Aad,waxaa nagala qaybgalay hawlgalka oo Saadka,Xogta,Tababarada iyo Garaacista Cirka naga caawinayay Dowladaha Imaaraadka,Kenya,UK iyo Itoobiya,waana uga Mahadcelinaynaa.

    Dowladaha Imaaraadka,Kenya iyo Itoobiya, waxay kaloo sameeyeen oo aan abaal ugu haynaa in ay iska Dhagatireen codsi Xasan ka yimid oo ahaa in ay soo marsiiyaan isaga Saadka iyo Hubka PL la siinayo.

    Wajigii 1-Aad,waxaa argagixisada looga nadiifiyay Dhul gaaraya 200-km,waxaana looga furtay 63 Talis,iyadoo looga dilay 67-Maleeshiyo loogana dhaawacay 84-kale.

    Waxaa laga xiray Sadex Jid oo ay ugu imaan jirtay Sahayda kala duwan….

    B.Dhanka Badda oo Ajaanjbta iyo Qalabka Casriga ah ay uga imaan jirtay,waa la jaray oo Ciidan,ayaa dagay Aaga Qandala,Buruc iyo Bacaad.

    T.Dhanka Dhulka Tasjiic oo ay uga imaan jirtay Sahayda Raashinka Awrta ku rarran,waa la jaray.

    J.Dhanka Turmasaale oo ahayd Dhuunta ugu weyn ee Saadka argagixisada soo marto,waa la jaray.

    Haatan argagixisada,waxay ku jirtaa go’doon,waxayna Ciidamada Difaaca Puntland ka fadhiyaan Sadex Jiho.

    Wajiga 2-Aad,waxaa si firfircoon ugu soo biiray Maraykanka,iyadoo Trump Saxiixay $500 Milyan oo lagula dagaalamayo Cadowyada Maraykanka ee ay ku jirto Daacish.

    Hawlgalka sifaynta argagixisada guul weyn,ayuu keenay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.