Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Hubka lagu weeraray Degmada Bookh Ee DDSI
    Puntland

    Faahfaahin Hubka lagu weeraray Degmada Bookh Ee DDSI

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubka,waxaa lahayd Dowlada Puntland,waxaana galbinayay Ciidamo Liyuu Booliska DDSI ah,kuwaasoo keenay Degmada Bookh.

    Waxaa weeraray,Dhalinyaro Tuulooyinka iska soo urursaday oo qorshaystay sidii Hubkii CW in ay dhacaan.

    Balse Ciidanka Hubka ilaalinayay,ayaa si adag udagaalamay oo difaacay,waxaana Sakaayba gaaray Ciidamada PL oo aad uhubaysan,kuwaasoo lasoo wareegay Hubka.

    Dhalinyarada weerartay Hubka,waxay ka kala yimaadeen Tuulooyinka Marqaan,Buuhoodle,Qaawane,Jiracle,waxyana kasoo kala jeedeen Beelaha Dhulbahante iyo MJ/RB.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/VID-20240920-WA0004.mp4

    Hubkan,waa adeeg caadiya oo Nidaamka uga yimaada Warshada Hubka ee Itoobiya oo Caalamku u ogol yahay Maamulada Masuulka ah ee Somalidu in ay la macmiilaan.

    Waxaa jira xog sheegaysa in Dhalinyaradan Hubka xogtiisa ay la wadaageen Dad gudaha PL jooga,iyagoo rabay in Shacabku bililiqaysto sidii Hubkii CW.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/VID-20240920-WA0003.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.