Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Markabka Hubka sida Ee lagu qabtay Xeebaha Bari Ee PL
    Puntland

    Faahfaahin Markabka Hubka sida Ee lagu qabtay Xeebaha Bari Ee PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabku,wuxuu ka yimid Taiwan,wuxuuna usocday Somaliland.

    Wuxuu sidaa Hub iskugu jira…

    1.Taangiyo.
    2.Beebayaal.
    3.Sawaariikh.

    Sababta loo qabtay,waa in uu soo galay Biyaha PL ee 24-KM oo uu kasoo degay Biyaha Caalamiga ah.

    Marka la qabanayo,wuxuu marayay Bareeda,wuxuuna Afkiisu usii jeeday Gulf of Aden.

    Warka sheegaya in uu usocday Xamar,waxbaa kasoo laabtay oo markii wax kalaba laga soo tago Markab ka yimid Turki oo usocda Xamar masoo aadeen Gulf of Aden mana kasoo dageen Biyaha Caalamiga ah.

    Sidoo kale in uu xumaaday oo sidaa lagu qabtayna,waxbaa kasoo laabtay.

    Markabkan,waa mid ku jira Liiska Madow,kadib baaris la sameeyay.

    Ciidanka Badda PL,ayaa qabtay,waxayna usoo wadaan Dekeda Bosaso.

                
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.