Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Oromada lagu qabtay Aaga Qardho
    Puntland

    Faahfaahin Oromada lagu qabtay Aaga Qardho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Oromadan,waxaa lagu qabtay Aaga Qardho,iyagoo lagu daadshay..

    Gawaari,ayaa looga soo qaaday Laascaanood agteeda,waxaa lasoo marsiiyay Dhulka Hawdka ah,kadibna,waxaa lagu daadiyay Deegaan Baadiyaha ah oo udhow Laamiga isku xira Bosaso iyo Qardho.

    Koox Tahriibin ah,ayaa ka dilaacday Laascaanood,kuwaasoo Oromada PL celisay ee dib usoo laabanaya ururiya oo meel duleedka Magaalada ah iskugu geeya kadibna tahriibin ku geliya Bosaso.

    Ciidanka Booliska,ayaan xogtan la wadaagay Laba Maalmood ka hor,waana laga hawlgalay,waxaana la qabtay 500 oo Oromo ah,iyadoo Qardho Gawaari laga saaray oo Wadankoodu lagu celiyay.

    Raafka Oromada ee ay PL bilowday,ayaa abuuray fursad Lacag laga samayn karo Tahriibintooda,waxaana Mashruucaas ku dhaqaaqay Dhalinyaro hubaysan oo Shaqo la’aan hayso oo reer Laascaanood ah.

    Hubka faraha uagalay Dhalinyarada iyo Dhaqaale la’aanta baahsan ee ka jirta halkaas,waxay sababi karaan khataro amaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.