Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Safiirka Maraykan Ee Somaliya oo helay kalsoonida iyo Saxiixa Biden
    Puntland

    Faahfaahin Safiirka Maraykan Ee Somaliya oo helay kalsoonida iyo Saxiixa Biden

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    28-kii April ee Sanadkan,ayuu helay kalsoonida Seneterada iyo Saxiixa Madaxweynaha Safiirka cusub Dowlada Maraykanka ee Somaliya.

    Sanad ka hor,ayaa la magacaabay Danjire Richard H. Riley.

    Halkee ka soo shaqeeyey Danjiraha cusub?

    1. Canada
    2. ⁠Pakistan
    3. ⁠Afghanistan
    4. ⁠Iraq
    5. ⁠Yemen
    6.China
    7.Norway
    8.Russia.

    Waddamada uu kasoo shaqeeyay,waxaa ku jira kuwo Amnigoodu uu ahaa level 4 iyo 5.

    Doorka uu kusoo shaqeeyay,waa Class of Minister First Counsellor,waana Career. Diplomat.

    Wuxuu ku hadlaa Luuqadaha kala ah…..

    1. Chinese.
    2.Arabic.
    3.Russian.
    4.Pashtun.

    Taariikhdiisa marka dib loo raaco maleh wax ceeb ah iyo dhaliilo la taaban karo Safiirka cusub.

    Somaliya,waxaa la rajaynayaa in uu fahmi doono Siyaasadeeda iyo amnigeeda maadaama uu kasoo shaqeeyay Dowlado ay isku xaal yihiin.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.