Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Shaqaaqo ka dhacday Saldhiga Bartamaha Bosaso
    Puntland

    Faahfaahin Shaqaaqo ka dhacday Saldhiga Bartamaha Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada amaanku,waxay Gacanta ku dhigeen Hub si sharcidaro ah oo dhuumasha ah loosoo geliyay Bosaso.

    Kadib Ninkii laga qabtay Hubka oo wata Dhalinyaro,ayaa soo weeraray Saldhiga Bartamaha oo Hubka iyo Dadka lagu soo qabtay la geeyay.

    Ciidamada amaanku isaga iyo kooxdii uu watay midna,waa ka dileen midna,waa ka dhaawaceen,kuwii cararayna Guri ay galeen ayay uga daba tageen oo ku hareereeyeen.

    Ninka Hubkan laga qabtay,waa kii kal hore Hub sidaanoo kale looga qabtay oo waan waan markaas laga galay loona fasaxay,iyadoo la xeerinayay Waxgaradka,waxaase lagu balamay in uusan Hub danbe soo gelin Wadanka,waase ka baxay ballankii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.