Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin:- Shidaalka Nugaal Valley miyaa heshiis laga gaaray?
    Puntland

    Faahfaahin:- Shidaalka Nugaal Valley miyaa heshiis laga gaaray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka Somaliya ee Maraykanka mahan Nin fahan Siyaasadeed leh,waxaana lagu tilmaamaa in uu yahay Qof wanaagsan,balse,waa Xubin Damjadiid ah oo loo yeeriyo waxa uu qorayo sida Twitter-kan.

    Shidaalka Somaliya ee dhanka Dhulka,waxaa intiisa badan haysta Shirkado Maraykan ah.

    Shirkadahaas maku aaminayaan Dhaqaalahooda iyo Qalabkooda ku kacaya Balaayiin Dolar Dhulka Somalida.

    Shirkadaha micnaha leh si cad ayay uga diideen DFS in ay heshiis la galaan,sida…

    1. Conoco.
    2. ExxonMobil.
    3. BP.
    4. Total.

    Dhamaan Shirkadahan,way ka cudurdaarteen ka hawlgelida Somaliya.

    Shiinaha,ayaa ah fursada jirta,balse isaguna Maraykanka,ayuu ka baqayaa oo ma geli karo gudaha Somaliya.

    Waxaase haatan soo baxay Turkiga oo ka mid noqday Gacmaha Maraykanku adeegsado,wuxuuna isku dayayaa in ku qanciyo Shirkadaha Maraykanka in isagu fuliyo Shaqada oo Magaciisa la isticmaalo.

    Todobaadkii hore ayay DFS la gashay Turkiga heshiis Shidaal oo dhanka Dhulka ah oo ku kooban Koonfurta.

    Hadalka Safiirku shaaciyay,waa wax ku kooban Siyaasad oo lagu qaniinayo SL iyo PL.

    Gaar ahaan PL Dhulka Shidaalka lagu tuhmayo,waa Nugaal Valley oo ilaa Eyl iyo Qardho galaya.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.