Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahinta Garaacista Diyaaradaha Maraykanka Talisyada Daacish Ee Bari
    Puntland

    Faahfaahinta Garaacista Diyaaradaha Maraykanka Talisyada Daacish Ee Bari

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xubnaha Caawa Garaacista lagu dilay,waxaa ka mid ah Madaxii hawlgelinta Daacish ee Caalamka oo idil.

    Sidoo kale,waxaa lagu xasuuqay Maleeshiyaad tiro badan oo argagixisada ah.

    Galabta 17:45 Galabnimo,ayay dhacday duqayntan aadka u xooga badan oo dhulku gariirisay ee lala beegsaday argagixisada.

    Garaacista Caawa,waxaa lagu rusheeyay Toga-jeceel Wangable iyo Dhasaan ilaa Buqo,waxaana Garaacistu gaaraysay ilaa 11-jeer.

    Waxaa Gacanta lagu dhigay Firxad argagixiso,waxaana lagu qabtay Garowe iyo Dangoronyo Xubno argagixisa ah oo iskugu jira Carab iyo Somali.

    1.Garowe,waxaa lagu qabtay Hal Nin oo Carab ah.

    2.Dangoronyo,waxaa lagu qabtay Hal oo Carab ah.

    3.Cuun oo Garowe hoos tagta,waxaa lagu qabtay Laba Nin oo Somaliya.

    Caalamku,waxa uu ujabay dagaalka argagixisada ee PL,waxa uuna uhuray Naf iyo Maal.

    Imaaraadka,Maraykanka iyo Itoobiya,ayaa door muuqda ka qaatay dagaalka.

    Si gaar ah Imaaraad,ayaa kasbaday Quluubta Shacabka Puntland oo umuujiya Walaalnimo aan Afka baarkiisa ahayn oo ficil wadata.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.