Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Baarlamaanka PL oo si habsami leh u shaqayanaya iyo Baarlamaankii DFS oo kooram la’aan ufurmi waayay
    Puntland

    Faallo:-Baarlamaanka PL oo si habsami leh u shaqayanaya iyo Baarlamaankii DFS oo kooram la’aan ufurmi waayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland si habsami leh,ayuu fadhigiisa ugu wataa Caasimada Puntland ee Garowe.

    Su’aalo muhiim ah,ayaa lagu waydiinayaa Saraakiisha Ciidanka,Hantidhowraha iyo Wasiirada.

    Balse,waxaa nasiibdarra ah in Baarlamaankii Xamar ee utaagnaa midka Qaran ee ay utaalay Shaqooyin ka baaxad weyn kan PL uu kooram la’aan ufurmi waayay.

    Dowladnimada Garowe taala iyo mida Xamar taala intaas ayay isku jiraan oaalagu ka fahmi karaa sida loogu kala sareeyo nidaamka iyo fahamkiisa.

    Dowladnimada Puntland,waa Nidaam fariistay oo qaangaaray si wacana udhismeen hay’adihiisa Dowladeed.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.