Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Badbaadada Somaliya markale,waxay agtaalaa reer Puntland.
    Puntland

    Faallo:-Badbaadada Somaliya markale,waxay agtaalaa reer Puntland.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya oo burburtay,waxaa dib usoo nooleeyay PL iyo aragtideedii nidaamka Fadaraalka.

    Markale nidaamkii Fadaraalku,wuxuu ku jiraa khatar,waxaana sii libdhaya rajadii Qaranimo iyo midnimadii.

    Fursada kaliya ee harsan,waa in loo guuro Confadaration iyo Caasimada oo laga wareejiyo Muqdisho.

    Waxgaradka soo jireenka ah markaad dhan walba ka warayasato,waxay hadalka kusoo gunaanadayaan in rajadaas kaliya ay harsan tahay oo hadii la waayo ay udhamaatay rajo danbe oo Qaran mid ah oo Somaliyed lagu helo.

    Xaqiiqdii,waxaa muuqata in talada Wadanka ay Gacan ugashay Siyaasi Layli ah iyo Shacab usacab tumaya oo aragti gaaban.

    Xamar ma taalo Caqli badbaadin kara Sinjiga Somaliga,sidoo kalena Hargaysa,waxaa ka jirta caadifad xuduudii dhaaftay oo la mid ah tii 60-kii ee aan Caqliga lagu darin.

    Badbaadada Somaliya markale,waxay agtaalaa reer Puntland.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.