Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Cali Xoosh oo ku xadgudbay Dastuurka iyo Nidaamka Fadaraalka
    Puntland

    Faallo:-Cali Xoosh oo ku xadgudbay Dastuurka iyo Nidaamka Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2024Updated:September 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cali Xoosh markaad hadalkiisa qiimaysid,waxaa kusoo baxaya in uusan fahansanayn,waxa uu ka hadlayo iyo khaladka uu ka galayo nidaamka iyo Dastuurka Fadaraalka ee Wadanka.

    Waxaa kaloo kuu muuqanaysa ujeedkiisu kaliya in uu ÿahay Xasan raaligeli si aad Kursiga ugu sii fadhido.

    Waxaa cajiib ah Shaqo gaaban oo uu og yahay Mar ay noqotoba in laga qaadayo in uu Taariikhdiisa uwasakheeyo.

    Maxay tahay baahida haysa hadii uu lumiyo Shaqadan?

    Miyuusan ogayn,isagoo ilaalinaya Dastuurka iyo Qiyamka oo iska diida in uu Qof qanciyo in ay uga Sharaf iyo karaamo weyn tahay Shaqo bahdilan in uu sii haysto?

    Ninkaas,ayaa raba in uu la tartamo Deni oo aan barbar dhigno.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/1sneyg0gBxjBNsSI.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.