Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Faa’idooyinka Itoobiya ay ka helayso hirgelka Biyo-xireenka?
    Puntland

    Faallo:-Faa’idooyinka Itoobiya ay ka helayso hirgelka Biyo-xireenka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Biyo-xireenka Itoobiya?

    1.Joogiisu,waa 175-m.

    2.Balaciisu,waa 1.8km.

    3.Muga Biyaha uu qaado,waa 74-Bilyan MC.

    4.Lacagta lagu dhisay,waa $5-Bilyan.

    5.Wuxuu leeyahay Labo xarun awoodeed.

    6.Sadex Irid oo Biyuhu ka dhacaan.

    7.Darbi shub ah oo Biyaha celiya.

    8.Waa Biyo-xireenka ugu weyn Afrika ee tamar dhaliya iyo 7-aad ee Caalamka ugu weyn.

    10.Wuxuu dhalinayaa tamar dhan 6.45-G.

    Muxuu usoo kordhinayaa Itoobiya?

    1.Muwaadiniinta Itoobiya oo helaya Koronto 100%.

    2.Warshadaha Dalka oo kobcaya.

    3.Wadamada dariska ah oo ay Tamar ka iibinayaan.

    4.Shaqooyin badan,ayuu usamaynayaa.

    5.Dhaqaalahooda oo kobcaya.

    6.Beeraha oo looga faa’idaysan karo kaydka Biyaha ee dhan 74-Bilyan oo MC.

    7.Saamaynteeda dhan walba oo xoogoobaysa.

    Itoobiya,waxay tabcatay oo ku tabacday hantideeda maxaliga ah Il kobcinaysa dhaqaalaheeda,amnigeeda iyo siyaasadeeda.

    Somaliya xataa kama jiro mashruuc Nus Bilyan ku maalgashan oo macno uleh gudaha iyo dibada laguna tixgeliyo dhan walba.

    Balse PL,ayaa ugu dhow oo isku tashi bulsho ku samaysay mashruuca Dekeda Garacad oo ku kacay $200-Milyan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.