Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Hanyarida iyo aragti gaabnida Waayeelka Siyaasadeed Ee reer PL
    Puntland

    Faallo:-Hanyarida iyo aragti gaabnida Waayeelka Siyaasadeed Ee reer PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cali Xoosh,waa mid ka mid ah tilmaamaha lasoo qaadan karo ee Waayeelka Siyaasada ku jira oo raba in ay ku matalaan PL Masraxyada Somaliyed.

    Markaad aragto 60-70-ka Raga jira ee Siyaasada raba in ay ku matalaan PL oo hankooda iyo aragtidoodu aysan dhaafsiisnayn Shaqo aan rasmi ahayn iyo jago kooban oo 6-Bilood ah,waxaad si dhab ah utaageeraysaa Deni.

    Cali Xoosh cid kalaba inta uusan Xamar ugu yeerin,isagu muxuu ku haystaa?

    Wasaaradii loo dhiibay Magac uyaal,ayuu ka yahay oo Shaqadeedii Villa-da,ayaa laga qabsadaa,isagana Mushahaarka iyo Magaca,ayaa looga tagay.

    PL,waxay diiday in Dastuurka iyo waxii heshiiska lagu ahaa la burburiyo,waana la yaqaanaa doodeeda oo Miiskay soo saartay.

    Cali Caawa hadii Shaqada laga cayriyo Luuqad kale,ayuu ku hadlayaa.

    Nafis,ayuu ka raadinayaa hor tagida Aqalka-sare ee cidna wax ma waydiiso.

     

    Halkan ka daawo muuqaalkiisa

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/V_gnbRYwchdmzoyi.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.