Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Hanyarida Xasan ilhaamada ka dhalatay?
    Puntland

    Faallo:-Hanyarida Xasan ilhaamada ka dhalatay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,waxaa Dhulka dhigay marka laga soo tago Lacag raadintiisa aan xuduuda lahayn hanyaridiisa aadka uhoosaysa..

    Tusaale?

    1.Wuxuu tagay Imaaraadka,waxaa hadyad loo siiyay Saacad,markaasuu horay ka xirtay,waxa uuna safar ugalay isagoo xiran Masar,waxaa ka furay Sirdoonka Masar oo helay Xogta Saacada,waxayna usheegeen in Kaamiro iyo Makarafoon ku xiran yihiin.

    2.Wuxuu kasii aaday Turkiga,waxay ku casuumeen baaris Caafimaad haduu ubaahan yahay,waa aqbalay oo isbaaray,waxa baaraya,waa Sirdoonka Turkiga mase oga oo waxa uu uhaystaa isbitaal caadiya,Turkigu,waxay ka baqsan yihiin in isagoon fahansanayn Jiib lasoo laqsiiyay oo Caloosha ugu jiro,wuxuuna kulan la leeyahay Erdogan.

    3.Wuxuu Ballan la lahaa RW UK,waxa uu Baratakool xumo awgeed soo hormaray 20-Daqiiqo,kadib,waxaa loo sheegay in RW ku jiro Shir jaraa’id oo uu taagnaado inta wakhtigiisa la gaarayo,taasoo Kamiradu hayso.

    4.Waxa uu ka dagay Talyaaniga,waxaa soo dhaweeyay Duqa Roma,waxaana lasoo saaray Tareenka Caadiga,iyadoon wax Baratakool Dowladnimo ah aan la siin,mana dhibsan ee waa Qoslayay.

    5.Waxa uu ka dagay Adis-ababa xiligii Tigreega,iyagoo bahdilaya ayay ku yiraahdeen mar Qaybta Dadka caadiga ah,waana aqbalay,isagoo qoslaya,iyaguna Sawirkaas ayay ka rabeen markuu soo baxay ayay ku yiraahdeen naga raali noqo,waxaa dhacay khalad dhanka Baratakoolka ah.

    6.Waxa uu ka dagay Turkiga,iyadoo uusan ballan ka qabsan Erdogan,waxay ku qaadatay 3-Cisho in uu helo Etdogan,waxaana loo sheegay in uu ballamo leeyahay oo aan wakhti loo hayn,mana dhibsan Baratakool xumadaas uu sameeyay.

    Intaas,waxaa dheer…..

    B.Labis Xumada.
    T.Muuqaal xumada.

    Xasan ilhaamo,ayuu ku yahay waxa Qaran loogu yeero.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.