Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Hawlgalka Hillaac Ee Sifaynta argagixisada oo Guulaystay
    Puntland

    Faallo:-Hawlgalka Hillaac Ee Sifaynta argagixisada oo Guulaystay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalka sifaynta argagixisada Hillaac,waa guulaystay,ayaa la oran karaa marka lagu qiimeeyo Guulaha la gaaray.

    70% Dhulkii Argagixisadu ku suganayd,waa la sifeeyay.

    70% Awoodii argagixisada,waa la burburiyay.

    70% Xubnihii argagixisada,waa la laayay.

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Caawa joogaan Qurac oo ahayd Talis adag oo argagixisadu lahayd,balse ay ka carareen.

    Dhulka haray ee argagixisada laga sifaynayo,waa 30-km oo Dhasaan ugu fog tahay,waxayna xogaha laga helayo argagixisada dhexdeeda sheegayaan in walaahoow,baqdin iyo burbur ay ku jiraan.

    Argagixisada,waxaa la yaab ku noqday Geesinimada,Dhiiranaanta iyo Wadaniyada Ciidamada Difaaca Puntland.

    Hawlgalkii Hillaac,waa Guulaystay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.