Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Horumarinta Beeraha,waxay abuurayaan Shaqooyin iyo Ilo Dhaqaale
    Puntland

    Faallo:-Horumarinta Beeraha,waxay abuurayaan Shaqooyin iyo Ilo Dhaqaale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Horumarinta Beeraha Puntland,waa Qodob aad muhiim u ah oo ubaahnaa in la dul istaago.

    Ugu yaraan,waxaa la gaarsiin karaa awooda Beeralayda Puntland Sadex meelood oo meel in Cuntada dibada ka timaada laga maarmo.

    Sidoo kale,waxaa la gaarsiin karaa awooda Beeralayda Puntland in Qudaarta laga isticmaalo gudaha 100% ay ku filnaadaan.

    Qodobka Beeraha,waa muhiim la maalgashan karo oo abuuri kara Shaqo iyo Il Dhaqaale.

    Shirkan,waa in uusan noqon igu sawir ee ay kasoo baxaan wax la taaban karo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.