Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Ilaalinta nidaamka Puntland waa muhiimad sare
    Puntland

    Faallo:-Ilaalinta nidaamka Puntland waa muhiimad sare

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Pl Macnaha,Miisaanka iyo Maqaamka ay ku fadhido Qof og Gorgortan ma geliyo ilaalinteeda.

    Qabiilku ma noqon karo Boolis?
    Qabiilku ma noqon Karo Maxkamad?
    Qabiilku ma keeni karo Cadaalad?
    Qabiilku ma keeni Karo adeeg Waxbarasho?
    Qabiilku ma keeni Karo adeeg Caafimaad?

    Jifidaadu kuguma filna si walba oo ay uga dhisan tahay Dhaqaalaha,Aqoonta iyo Tirada Dadka.

    Qabiilku xuduud maleh oo waa fasirmaa ilaa hoos.

    Hadii la waayay Qaran Somaliyed oo la harsado yaan la waayin Nidaam PL ah oo la dugsado.

    Somali,waxaad ku darsatay PL.

    Iftiinka Madaxtooyada Garowe,waa Qiimaheena..

    Siyaasi aan qaan gaar ahayn oo danaysi uyaqaan ka Shaqaynteeda,yaanan u ogolaan in uu nakala dilo.

    PL. Hooyo haday khatar ku tahay ka qabo,sababtoo ah,iyadaa ah Hooyoo idil Hooyadeed.

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/naorM7dkR95RPI8E.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.