Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Imaansha Deni Ee Mudug maxay soo kordhinaysaa?
    Puntland

    Faallo:-Imaansha Deni Ee Mudug maxay soo kordhinaysaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In Dowlada ku Shaqayso Gaalkacyo,waxay utahay Gobolka dhiirigelin iyo habacsanaan laga saarayo hay’adaha Dowlada ee Gobolka Mudug.

    Bulshadu,waxay ubaahan tahay isbadal muuqda oo dhan walba ah,sababtoo ah,waxaa ka muuqda niyad jab.

    Isbadalka Bulshadu rabto ma’ahan Shaqiyaad la badalo ee waa mid ay tahay in adeega Dowladeed laga arko.

    Tusaale?

    Dowlada Hoose ugu yaraan,waa in ay jiraan wax cusub oo ay kusoo kordhiso Magaalada.

    Xaafiisyada Gobolka ee Wasaaradaha oo idil in ay wada furan yihiin oo ay leeyihiin Xarumo Qalabaysan oo loo Shaqo tago.

    Sidoo kale in Xarumaha Amniga la dayactiro oo Qalabayn joogta ah lagu sameeyo,waa muhiim.

    Ugu yaraan tagida MW ee Gobolku,waxay Bulshada utahay niyad dhis,kala warqaadasho iyo ku hirasho.

    Sidoo kale,waxay usoo dhawaynaysaa Dowladnimada Gobolka.

     

     

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.