Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Indhaha Caalamka oo kusoo jeestay Puntland
    Puntland

    Faallo:-Indhaha Caalamka oo kusoo jeestay Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Habka Puntland ee lagula dagaalamayso argagaxisadu waa mid ka duwan kan Dowladda Fadaraalka Somaliya oo ay Puntland xiriirka u gooysay bishii Maarso Sanadkii hore”BBC

    “Puntland,waxay ku dagaalamaysaa isku-tashi, kumana tiirsana taageerada Ciidamada Midowga Afrika oo ku dhawaad 12,000-Askari kaga sugan yihiin dhulka Somaliya iyo awoodaha caalamka sida Mareykanka iyo Turkiga’BBC.

    Indhaha Caalamka,waxaa soo jiitay dagaalka argagixisada ee ay PL ku jirto.

    Diblomaasi hore oo mar soo noqday Qunsul,ayaan kasoo xigtay…

    “Ilaa Afar Shir oo BC oo dhacay Todobaadyadii ugu danbeeyay,waxaa looga hadlayay kaliya PL”.

    Doodaha Somaliya gudahaeeda ka socda,waa PL iyo sida ay ugashay dagaalkan,siday uga Gacansarayso argagixisada,sida Ciidankeedu uniyad sareeyaan iyo Taageerada Shacabkeedu bixinayaan.

    Caalamku PL,waa usoo jeedaa,waxayse ubaahan tahay in la maalo oo laga faa’idaysto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.