Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle
    Puntland

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Islaan Bashiir Islaan Cabdille,waa isinka ka baaqday Jabuti,isla markaana 25-sano ka hor aan aadin Carta.

    Islaan Cabdille,waa Islaan Bashiir Aabihiis,wuxuu ahaa Isinkii SSDF halgankeedii Awrta ku galay kana hor yimid digtatooriyadii Askarta.

    Waa taariikh markale isqoraysa,waxayna utahay reer Mudug sharaf gaar ah iyo cadayn in aysan qadiyadaha ka kaftamin.

    Dadka aaday Ismaaciil xafladiisa,waxay ka duulayaan intooda badan Ximin Mw Deni oo ay Lacag ugu dudsan yihiin mana tixgelinayaan qiyamka PL oo uma kala soocna PL iyo Deni.

    Sida aan xogta ku helay Islaan Ciise,wuxuu haystaa Basaboor Jabutiyaan ah,waana midaas mida ku khasabtay safarka ee xin kuma tagin.

    Ismaaciil,wuxuu dabada kawadaa Xasanka fashilmay ee Qabyaalada,musuqa iyo Eexdu agtaalo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.