Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee Dhagaxdhigida Wadada
    Puntland

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee Dhagaxdhigida Wadada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadexda Mashruuc ee reer Mudug muhiimada u lahaa Mw waa dul istaagay….

    1. Wadadii Galkacyo- Xarfo,waa la bilaabay dhismaheeda.
    2. Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf,waxaa dhisaya Ganacsatada iyo maalgashato shisheeye.
    3. Wadada Garacad-Galkacyo- Goldogob iyo Dekeda,waxaa heshiis gabagabo uyahay Shirkada haysa iyo Shirkad Imaaraatiya.

    Khudbada Mw,waxaa kaloo mudan in la dul istaago…

    Dadku in ay fahmaan shaqada Xamar ay ka haystaan iyo ilaalinta Deegaanka ay kasoo jeedaan,waana xaqiiq Qofkii aan isku wadi karin difaaca Deegaankiisa iyo dantiisa gaarka ah Siyaasadaba in uu galo ma ahayn.

    Sidoo kale,waxaa mudnaan leh ka daba taga hadalka Wasiirka Hawlaha Guud uu ka sheegay Injineerada Wasaarada oo markii uu dhamaaday Mashruuca JLPG. ka tagay Shaqada,maadaama Mushahaarka ay qaadan jireen uu aad ubadnaa oo uu ka sareeyay darajada PL ku bixiso Mushahaaraadka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.