Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Lataliyaha Amniga waa jago sare oo maqaam leh.
    Puntland

    Faallo:-Lataliyaha Amniga waa jago sare oo maqaam leh.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aamiin,waa uqalmaa marka la qiimeeyo khibradiisa shaqo ee dhanka amaanka,balse dhanka qaadista masuuliyada ma mudna in Amniga PL lagala tashto.

    Madaxweyne Deni dhaqamadiisa kama mid ah in uu cid la tashto,waxaase muuqata in Aamiin cid la tashanaysaa aysan jirin ee Madaxa loogu qarinayo.

    Lataliyaha Amniga ee MW PL,wuxuu Xubin ka noqonayaa Xubnaha guud ee Amniga Qaranka Fadaraalka oo hoos yimaada Lataliyaha Amniga Qaranka MW Fadaraalka.

    Miisaaniyad fiican,ayuu leeyahay oo ka timaada kabista BC,waase hadii Madaxtooyadu gudbiso oo si rasmi ah looga dhigo Lataliye Amniga ah ee MW Puntland.

    Si kastooy tahay Deni waa ku khasaaray udhiibistii Ciidanka PISF Aamiin Xaaji Khayr.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.