Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Ma dhici kartaa in argagixisadu la wareegto Xamar ?
    Puntland

    Faallo:-Ma dhici kartaa in argagixisadu la wareegto Xamar ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    10-Tuulo oo si gaar ah ay udegto Beesha Harti Abgaal,ayay argagixisadu la wareegtay Maalin ka hor.

    Sidoo kale,waxay argagixisadu khafiifisay Canshuurtii Ganacsatada Xamar ay ka qaadi jirtay.

    Waxay kaloo joojisay argagixisadu Qaraxyadii aan kala sooca lahayn ee Shacabku ku dhamaan jireen.

    Si la mid ah arimahaas,waxay dhisayaan Gudi Siyaasadeed oo diyaariya Siyaasad ay kula xaajoon karaan Caalamka sidii Daalibaan.

    Ujeedka ay usamaynayaan Sadexdan Qodob,waa…

    1.In ay Shacabka soo jiitaan oo yareeyaan culayska iyaga uga taga.

    2.In ay udiyaar garoobaan la wareegida Maamulka Xamar.

    Markaad aragto dhaqdhaqaaqa argagixisada ee soo xoogaystay iyo qorshayaasha isbadal ee ay Bulshada kula dhaqmayaan oo aad ku darsato Dhaqaalaha loo la’a yahay Ciidamada Midowga Afrika,waxaa kusoo baxaya in uu jiro qorshe la mid ah kii Afgaanistaan.

    Ciidamada Midowga Afrika Dhaqaalihii Maraykanku ku bixin jiray,waa yareeyay,waxaana Wadamada Afrika laga dalbaday in ay doorkooda qaataan oo ay bixiyaan 25% Dhaqaalaha baxaya,halka Afrikaanku ayba Dhaqaale usoo raadsadeen hawlgalkan B&K Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.