Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Macnaha rasmiga ah ee Warqadan Xoosh,waa ( Reer LC hays laaayaan).
    Puntland

    Faallo:-Macnaha rasmiga ah ee Warqadan Xoosh,waa ( Reer LC hays laaayaan).

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqadan,waxaa looga dan leeyahay in lagu mashquuliyo Dadka reer Laascaanood oo laga jeediyo wakhtiga Firdhiye gabaabsiga ka ah iyo mudo kororsiga uu rabo.

    Macnaha rasmiga ah ee Warqadan,waa ( Reer Sool hays laaayaan).

    Sharkan oo idil,waxaa ka Shaqaynaya Aaran-jaan oo ka dhaadhiciyay Xasan…

    1. Si aan Deni ugu qabsano Xildhibaanada aan farsamaysano Magac uyaal maamul ah.
    2. Si aan Deni udiciifino oo aan ugu khasabno Gogosha in uu Nala soo fariisto aan buuq ku furno.

    Aaran- shaydaan,waa Dhurwaa Gowracan oo sii rafanaya oo aan waxba xeerinayn.

    Kursiga ay Deni ugu caraysan yihiin,waa kan PL,waana kan ay Maanta burburkiisa ka shaqaynayaan,waxayna taasi ku tusaysaa Laba arimood…

    B. In aysan qiyam lahayn.

    T. In aysan aragti lahayn.

    Shacabka Puntland,waa in ay Aaran- shaydaan si gaar Isha ugu hayaan.

    WQ/Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.