Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Madaxweyne Deni ma haysan doonaa taageerada Reer Mudug ?
    Puntland

    Faallo:-Madaxweyne Deni ma haysan doonaa taageerada Reer Mudug ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa loosoo dhaweeyay si sare oo uu mudnaa.

    Reer Mudug,gaar ahaan Beesha Cumar Maxamuud taageerada ay uhayaan Deni Shacab iyo haldoor Mugdi ma gelin weli,waxaana muuqata in ay hadaf kula socdaan aan isbadalayn.

    Waxaa cajiib ah Qurba joogta Beeshaas sida aan gorgortanka lahayn ee ay utaageerayaan Deni.

    Dhowr Qodob ayay kula socdaan Deni Bulshada Beesha Cumar Maxamuud markaad baaris ku samayso….

    1.Waa isku haynta PL-ta balaaran.
    2.Waa Xamar iyo loolankeeda joogtada ah.
    3.Amniga Gobolka Mudug.
    4.Dekeda iyo Wadada Garacad.
    5.Hogaamiye kale oo Siyaasadeed oo ku qabsada oo aan jirin.

    Su’aasha waxay tahay?

    Deni ma yahay hogaamiye haysan kara Bulshada iyo taageeradooda?

    Deni ma yahay hogaamiye fahmi kara taageeradiisa in aan lagu khasbanayn aysana ahayn Waajib?

    Qodobada Reer Mudug Deni kula socdaan,waa cad yihiin ee isagu ma yahay hogaamiye ka jawaabistiisu cadahay?

    Safarkan waa mid tijaabo unoqon doona in Deni sii haysto taageerada Mudug iyo in uu lumiyo,wuxuuna kusoo beegmayaa markale dib usoo laabashadiisii oo ay door weyn ku lahaayeen.

    Looba jooge Reer Mudug iyo Deni waxa ay kala faa’idaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.