Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Markale guul Puntland keentay oo Magaca Somaliyed kor uqaaday.
    Puntland

    Faallo:-Markale guul Puntland keentay oo Magaca Somaliyed kor uqaaday.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markale guul Puntland keentay,ayaa Magaca Somaliyed kor uqaaday.

    Waa la taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka Mike Waltz iyo Agaasimaha Waaxda La Dagaalanka Argagixisada Sebastian Gorka oo Gacantoodu dul saaran tahay Qaybo ka mid ah khariirada Somaliya oo Guulo looga soo hoyay la dagaalanka argagaxisada.

    Caalamku,wuxuu markhaati ka noqday guulaha ay kasoo hoyeen dagaalka argagixisada Ciidamada Difaaca Puntland.

    Sidoo kale,wuxuu caalamku markhaati ka noqday Koonfurta Somaliya oo ku fashilantay ka adkaanta argagixisada.

    Wuxuu kaloo Caalamku markhaati ka noqday Maamul wanaag iyo Dimuqraadiyad ay muujisay PL oo Qayb ka ah nidaamka Fadaraalka ee JFS.

    Wuxuu kaloo markhaati ka noqday Caalamku DFS oo ah Xudunta Siyaasiyadeed ee Koonfurta Dalka oo ku fashilantay Maamul wanaag iyo horusocod in ay samayso 20-Sano kadib taageero walba oo loo fidiyay.

    Markale Puntland,waxay xaqiijisay doorkeeda curadnimo ee Somaliya,waxayna weli utaagan tahay Somali maskax furan oo fahansan Nidaam ku noolaanshaha iyo xasiloonida oo ka jirta Geeska Afrika.

    Sida muuqata Koonfur way ku ceebowday hanaan Dowladnimo,waana mida keentay in BC usoo jabto dhanka PL oo ay kala Shaqeeyaan Dimuqraadiyada iyo burburinta argagixisada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.