Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Masaaridu khatar Siyaasadeed iyo Milleteri maku tahay PL?
    Puntland

    Faallo:-Masaaridu khatar Siyaasadeed iyo Milleteri maku tahay PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland khatar kuma ahan Masaarida kusoo biirtay loolanka caalamka ee Somaliya ka jira…

    1.Masaarida,waxa ugu weyn ee ay keeni karaan waa 10-kun Askari,iyaguna awood mahan.

    2.Saanada Milleteri ee Masar siinayso Xasan,wuxuu ku dhisanayaa Ciidan Beeshiisa hoose ah oo uu kula loolamo isla Beeshiisa dhexdeeda,gaar ahaan Harti Abgaal.

    3.Masar in ay Somaliya saamayn kaga yeelato Milleteri ahaan,Dhaqaale ahaan iyo Waxbarasho ahaan,waxaa ku maalgelinaya Imaaraadka oo la loolamaya Turkiga kuna gabanaya doorkii Jaamacada Carabta ee Somaliya xoojintiisa.

    4.Maraykanka oo aan ogolayn wax ka badan cadaadis Itoobiya la saaro in Masaaridu ka samayso gudaha Somaliya.

    PL,waxay xiriir wanaagsan la leedahay Imaaraadka,Itoobiya,Maraykanka,Turkiga,waxa ay sidoo kale soo dhawaynaysaa Masar.

    Dhanka kale PL,waa qayb ka mid ah Somaliya oo wixii hagaaga ku faraxsan waxna ku leh.

    Waxa ugu yar ee Imaatinka Ciidamada Masaarida laga faa’idayo,waa baqdin gelinta Itoobiyaanka;taasoo durba muuqatay,wayna soo dhawaynaysaa PL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.