Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxaa PL uga lumaya khilaafka dhexyaal DFS?
    Puntland

    Faallo:-Maxaa PL uga lumaya khilaafka dhexyaal DFS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa aragtida aan difaacanaynay 50-kii Sano ee udanbeeyay mida MW Deni hada difaacayo,waana sababta Siyaasiyiinta ku mashquulsan Shaqo mudo gaaban ah,CV iyo Mashruuc lakala goosto uu nooga mudan yahay Deni.

    Aragtida aan ka leenahay Dowlad dhiska Somaliya,waa cadahay,waana mida MW Deni qeexay,mana jiri doonaan,waxaan ku badalan doono.

    Jiilba jiil,ayuu ka dhaxli doonaa ilaalinta aragtida reer PL ee Dowlad dhiska Somaliyed.

    Somalida kale Maalinba Deegaan,ayaa nasoo raacaya oo xaqiiqsanaya Wadada saxda ah in aan Anagu hayno.

    Shalay JL oo Dad iyo Deegaan noogu sokaysay Somalida,ayaa carartay oo tiri Xasan,ayaan la Shaqaysanayaa,balse,iyadoo la cayrsanayo oo ku qaylinaysa,waad naga saxnaydeen ayay soo laabatay,waana difaacaynaa.

    Waxaa kasii horeeyay Laascaanood oo aan ka xoraynay SL 15-Sano kadib,ayaa Xuf nagu dhaaftay oo Xamar isku sii daysay,waa usheegnay,waxa ay baadigoobayaan in aysan kasoo helayn,waase nagu diideen,waxaase rabi qadaray Saakay in ay gadaashadayada fadhiyaan,iyagoo soo qancay.

    Somalida,waxaa muhiim u ah isqaadasho,si gaar ah Beelaha Hawiye iyo Daarood in ay is aqbalaan ayay ugu badisaa.

    Lama kala adkaanayo,laysma muquuninayo,mana jiri doonto Beel kaligeed Dowladnimada iska haysan karta.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/m.gurey0_7442329882077531448.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.