Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?
    Puntland

    Faallo:-Ma loo baahnaa soo noqoshada Siyaasadii Laba Wajiilaynta Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025Updated:August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa muuqata in dib Maraykanku usoo ceshay Siyaasadiisii Laba Wajiilaynta ee kula macmiili jiray qaybaha Somalida.

    Siyaasadaas,ayaa ahayd la jaanqaadida waaqiciga Somaliya ka jira oo ah in ay uqaybsan tahay Sadex Qaybood oo kala leh Calamo,Dastuuro iyo nidaamyo,kuwaasoo kala ah….

    1. SL.
    2. .PL.
    3. Koonfurta iyo Bartamaha.

    Ku guulaysiga Digvin Andarson ee Talyaha Africom iyo sagootinta Talyihii hore iyo soo dhaweynta Talyaha cusub ee hawlgalka gaarka ah Maraykanka ee Bariga Afrika ee sida siman uga dhacday Xamar,Bosaso iyo Hargaysa,waa tilmaan sax ah oo muujinaysa dib usoo noqoshada Siyaasadaas..

    Andorsen,wuxuu ka mid ahaa Saraakiishii kusoo shaqaysay Siyaasadii Laba Wajiilaynta oo waliba ujanjeera dhanka SL,waxayna soo laabashadiisa hoosta ka xariiqaysaa in Maraykanku xoojinayo Siyaasadaas.

    Maraykanku,wuxuu danaynayaa Laba qorshe oo balaaran in uu ka hirgeliyo Berbera iyo Bosaso,kuwaasoo kala ah.

    1.Berbera oo noqota Saldhig Labaad oo Ciidanka Badda Maraykanku ku leeyahay Gobolka marka Jabuti laga soo tago.

    2.Bosaso oo xarun unoqota Taliska Maraykanka ee hawlgalka gaarka ah ee Bariga Africa.

      Dib usoo noqoshada Siyaasadan,waxaa soo dadijiyay niyad Jab caalamku ka qaaday DFS iyo hogaan xumada Xasan Shiikh ee keentay guulaha waa weyn ee ay argagixisadu gaartay.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      March 25, 2026

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      March 25, 2026

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      March 25, 2026
      Latest Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

      Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

      Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

      Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

      Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

      Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

      Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.