Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxaan ka fahansanahay Siyaasada Turkiga ee Somaliya?
    Puntland

    Faallo:-Maxaan ka fahansanahay Siyaasada Turkiga ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasada Turkiga ee Somaliya,waa mid ka duusha Ganacsi iyo Lacag raadin oo aan qiyam kale ku dhisnayn.

    Somaliya in uu Hub soo galin karo,waa loo fasaxay,waxaase jira shuruudo ku xiran oo ay ka mid yihiin…

    B. In 6- beri ka hor Dowlada Hubka gaynaysa Somaliya lasoo xiriirto QM oo ay soo gudbiso xogta Hubka.

    T. In ay ogolaansho ka hesho DFS.

    J. In marka ay gudaha gayso 30- cisho gudaheed ay usoo dirto warbixin QM.

    Si gaar ah Turkiga,waxaa jira Magaalooyin gaar ah oo loo ogol yahay in uu ka dhoofsho Hubka uu udirayo Somaliya kumana jirto Ismir oo ah Magaalada hada laga soo dhoofshay Hubkan.

    Waxaa kaloo jira shakiga laga qabo Ciidamada calooshood ushaqaysatayaasha ah ee dhalashadoodu tahay Kurdiyiinta iyo Asarbajaaniyiinta ( Sadat) ee Turkigu isticmaalo,isagoo ka cararaya in ay qabtaan Xeerarka QM iyo kuwa Nato.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.