Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay ahayd ujeedada rasmiga ah booqashadii Swan Ee Garowe?
    Puntland

    Faallo:-Maxay ahayd ujeedada rasmiga ah booqashadii Swan Ee Garowe?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024Updated:September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Qodob,ayuu daarnaa imaanshihii Garowe ee Wakiilka Xoghayaha Guud ee Somaliya Swan…

    1.In uu PL uxaqiijiyo BC in ay isla qaadatay Mashaariicda in aan la Siyaasadayn oo toos PL Qaybteeda uhesho.

    2.Dowlad Dhiska iyo Doorka PL,waxa uuna waday fariin ahayd,waxaan firfircooni gelinaynaa Shaqada Xaafiiska QM,waxa uuna codsaday wada Shaqayn.

    Swan,waxa uu PL ku amaanay fahankeeda Dowladnimo iyo qirida doorka Xaafiiska QM ee Somaliya.

    Waxaa muuqata in BC siinayso PL ahmiyad gaar ah oo weyn waliba Bilihii ugu danbeeyay ay si kale ugu soo jeesteen.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Swan Garowe

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/An-nz3N25yYlH7zeEj8tSASQChI46-E58thgoU5islKTO3SKx9mEJiff_XBLmXI_sd7hzvXW21bHn2AXLcGaZhM.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.