Taageero,dadban,waxaaba u ah Laftagareen in PL ka aamustay sharcidarada uu ku kacay.
Aamusnaanta PL ma’ahan oo kaliya wax Mw Deni ku xiran ee waa wax ku salaysan qiimaha PL utaagan tahay oo ah sharciyad.
Si kale hadii loo dhigo adkaanta Laftagareen ka adkaaday Xasan,waxaa sababay garabgalka PL iyo JL ee aan muuqan.
Sideedaba,waxaa jira shaqooyin hoos loo qabsado oo aan la muujin karin ( Dirty Job).,kuwaas,ayaana laga qabtay KG.
Mw Deni iyo Laftagareen,waa isku furan yihiin,waana wada xiriiraan,waana isxaal og yihiin lkn laguma dhiiran karo in si cad loo taageero.
Dadka caadiga ah waxa ay fahmi karaan ee ah Deni,waa musharax Madaxweyne Fadaraal ee muxuu utaageeri waayay Laftagareen oo ay soo marayso 77 Xildhibaan?.
Jawaabtu,waa fududahay…..
(Imaaraad iyo Itoobiya Nin haystaa muxuu ka hayn karaa Laftagareen?
PL xisaabtu kama khaldana.
