Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay ka dhigan tahay Magacaabista Swan Ee Wakiilka QM Somaliya?
    Puntland

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay Magacaabista Swan Ee Wakiilka QM Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Swan Waxa uu noqonayaa Wakiilka SRSG ee Somaliya oo haatan ah Macalin Jaamacadeed iyo Madaxa Barnaamijka Cimilada ah.

    Waa Wakiilkii hore ee QM iyo kii Maraykanka oo kasoo shaqeeyay Somaliya xili adag haystana xog iyo khibrad ku dhow 20-Sano oo Siyaasada iyo amaanka Somaliya ah.

    Waa Nin aragti iyo hogaamin leh,waxaana lagu xasuustaa in uu ahaa Ninkii Farmaajo geeyay Teendhada,taasoo ka dhigan in uusan Xasan heli doonin fursad.

    Si gaar ah PL waa Nin yaqaan oo lasoo shaqeeyay ilaa MW Faroole,Gaas,isla markaana Deni ku cadaadiyay in uu s casilo markii uu utartamayay Kursiga Madaxtooyo ee Villa Somaliya Doorashadii Xasan kusoo baxay.

    Swan,waa Nin ka gudbin kara Somaliya kala qaybsanaanta jirta oo dhaqaajin kara Siyaasada istaagtay ee Wadanka.

    Swan,wuxuu hogaamin doonaa Xaafiiska Unsom oo la qorshaynayo in kmg la geliyo,inkastoo aysan isku raacin DFS ee sharciyada lumisay iyo BC,si gaar ah Midowga Yurub iyo UK ayaan weli aqbalin halka Maraykanku muujiyay in uusan dood badan ka qabin.

    Somalidu kuma filna maaraynta Siyaasada Wadankooda,waxayna ubaahan yihiin mar walba taageerada caalamka ee dhan walba leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.