Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada Talyayaasha Bariga Afrika Ee Maraykanka?
    Puntland

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada Talyayaasha Bariga Afrika Ee Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025Updated:August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL,waxaa fursad weyn unoqday hogaanxumada Xasan Shiikh.

    Dagaalka Daacish,wuxuu usii noqday furihii ay ku furatay Albaabada reer Galbeedka,gaar ahaan Maraykanka.

    Maraykanku markii uu eegay khatarta Daacish iyo khilaafka PL iyo Xamar,wuxuu qaatay go’aan cad oo PL uu kula shaqaynayo,isaga oon aan tixgelin Xamar…….

    1.Trump,wuxuu amray in Ciidamada Maraykanka ay la hawlgeli karaan dhamaan Ciidamada PL noocay yihiinba,iyadoo awal Ciidan khaas ah oo qura ay la hawlgelu jireen.

    1. Waxaa la dajiyay qorshe Ciidamada gaarka ah ee Maraykanka Saldhig loogaga samaynayo Garoonka diyaaradaha Bosaso.
    2. Waxay Maraykanku toos uga qayb qaateen hawlgalka Calmiskaad.

    4.Waxaa la dhisayaa Ciidamo gaar ah oo PL leedahay oo la hawlgalaya kuwa gaarka ah ee Maraykanka.

    5 . Waxaa dhisantay kalsooni iyo aaminaad loo qaaday Puntland.

    Xaqiiqdii Mw Deni dhankaasna gool weyn,ayuu ka dhaliyay oo PL meel sare saaray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.