Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay Puntland ugu nugushahay dhacdooyinka amni xumo?
    Puntland

    Faallo:-Maxay Puntland ugu nugushahay dhacdooyinka amni xumo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland arimaha amni xumada sababa ee lala diriro way leedahay…..

    1.Argagixisada.
    2.Tahriibka.
    3.Ganacsiga Hubka.
    4.Isku dhacyada Beelaha.
    5.Xanuunada faafa.
    6.Kufsiga iyo tacadiyada Haweenka.

    Arimahan waxaa PL usoo jiiday meesha ay ku taalo,deganaanshaha,ganacsigeeda xoogan iyo nolosha Deegaamadeeda ka jirta.

    PL,waxay udhaxaysaa oo isku xirtaa Waqooyiga iyo Koonfurta Somaliya + Itoobiya.

    Dhanka Badda waxay kulmisaa Laba Badood oo istiraatiijiya oo ay sanadkii isticmaalaan in ka badan 30-kun oo Markab.

    PL,waxay Xuduud Badeed la leedahay Dhulweynaha Carabta ee xasaasiga ah.

    1.Dadka Puntland waa 4-Milyan oo Qof.

    2.Dhulku waa Labo Boqol oo Kun KM oo isku wareeg ah.

    3.Xeebta Dhererkeedu waa 1630-KM.

    4.Sadex Garoon diyaaradeed iyo Laba Dekadood,ayaa ku yaal.

    Hadaba Dhulkaas muhiimadaas leh,isla markaana khatarta ugu jira wax walba oo amni dari sababi kara malahan Hay’ado amni oo sal adag.

    60% waxay Dowlada PL sheegtaa in Miisaaniyadeeda ay ku bixiso sugida amniga,taasoo udhiganta $65-Milyan in Sanadkii amniga ay uga baxdo,kamase muuqdo Amniga Guud ee PL dhaqaalahaas.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.