Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay soo kordhin karaan Raga uu Magacaabay Xasan Sh Ee PL kasoo jeeda?
    Puntland

    Faallo:-Maxay soo kordhin karaan Raga uu Magacaabay Xasan Sh Ee PL kasoo jeeda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sideedadaba khayr kama filanayno Qofka Xasan meel umagacaabo oo PL kasoo jeeda,sababtoo ah,waxa lagu doorto,ayaa ah in uu yahay Qof xumaan loo adeegsan karo.

    Ma leh faa’ido Deegaan iyo mid Somaliyed Magacaabista Labadan Oday,isla markaana Labada Boos ee loo Magacaabay,miisaan maleh.

    Sidoo kale,Labada Oday Arimaha la yiri ka tala bixiya uma leh khibrad iyo Aqoon.

    Labadan Nin,waxay ku sugnaayeen mudo Xamar,iyagoo Shaqo doon ah,tanina,waa Shaqo abuur loo sameeyay.

    PL,waxba ma yeeli karaan,sababtoo ah saamayn kuma leh Deegaamada ay kasoo jeedaan,isla markaana Sanadihii ugu danbeeyay,waxay ka mid ahaayeen koox Guri looga kireeyay Xaafada Huriwaa oo PL kasoo qaxday markii looga adkaaday Siyaasada.

    Waxa ugu weyn ee ay heli doonaan,waa Mushahaar iyo in ay Xasan xog PL ka dhan ah la wadaagaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.