Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?
    Puntland

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe,waxay ubaahan tahay Afar arimood in Duqa Magaaladu ka hawlgalo oo xal uhelo,kuwaasoo kala ah……

    1. Adeeg Waxbarasho tayo leh.
    2. Adeeg Caafimaad oo macno leh.
    3. Adeeg Koronto oo raqiis ah.
    4. Amniga oo Jimcaale laga dul kaxeeyo.

    Afartan arimood,waxaa wax ka qaban kara Duqa magaalada,waxaana lagu hirgelin karaa…

    B.Maalgashadayaasha oo lasoo dhaweeyo oo loo fududeeyo baahiyaha ay ubaahan yihiin sida Guryaha Amal dhisayso oo Duqa Magaaladu ay tahay in uu dhiirigelin umuujiyo.

    T. Magaalada oo la gado oo lagu qabto Shirar,bandhig faneed,tartano iyo xayaysiimo waa weyn.

    J. Duqa Magaalada oo ubaxa dibada Dalka oo raadiya Magaalooyin ay mataanoobaan Magaalada,taageero horumarineed iyo maalgashi.

    X. Magaalada oo lagu qanciyo guud ahaan dadka reer PL in ay utahay caasimad oo aan lakala xigin.

    Afarta qodob ee aan soo sheegay dartood,ayaa Magaalada Dad badan uga guureen,kuwaasoo ukala guuray Laba dhinac oo kala ah…..

    B. Dadka danyarta ah oo uga guuray Galkacyo iyo Bosaso.

    T. Dadka wax heli kara oo Kenya uga guuray.

    Baahida Garowe hada ma’ahan oo kaliya Laami la dhiso iyo Facebook Duqa laga amaano ee waxay ubaahan tahay qorshe iyo aragti weyn oo mustqabal maadaana ay tahay caasimadii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.