Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay tahay Siyaasada Puntland ee Colaada Ceerigaabo?
    Puntland

    Faallo:-Maxay tahay Siyaasada Puntland ee Colaada Ceerigaabo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasada rasmiga ah ay ka leedahay Sanaag,waa Nabad in lagu wada noolaado.

    Sanaag,waa Gobol ay wada degan yihiin Bulshooyinka PL iyo SL,waxayna mudo dheer PL ixtiraamaysay heshiiskii lagu wada joogay Ceerigaabo.

    Sidoo kale hadana colaad kama shaqaynayso PL ee waxay weli raadinaysaa xasilooni iyo isfahan lagu wada noolaado,iyadoo hadana xaqa Shacabkeeda ilaalsanaysa.

    Dagaal Qabiil,waxa kaliya ee laga faa’idaa,waa dib udhac,burbur,Gaajo iyo Jaahilnimo.

    PL horay uma ahayn hormuud colaadeed markana ma noqonayso,sidaa si la mid ah,waxaa laga rabaa masuuliyiinta SL aragtidaas oo kale in ay la yimaadaan.

    SL iyo PL,waa ku khasban yihiin in ay Nabada kawada Shaqeeyaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.