Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Muhiimada Puntland uleeyahay Shir Sanadeedka Nabada Ee PDRC
    Puntland

    Faallo:-Muhiimada Puntland uleeyahay Shir Sanadeedka Nabada Ee PDRC

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PDRC,waxay qabatay Shir Nabadeed muhiim ah oo ay iskugu keentay Xulka Bulshada Somaliyed iyo BC.

    Shirkan macno,ayuu uleeyahay PL dhinacyo badan leh…

    1.Sumcada.
    2.Saamaynta.
    3.Xog helida.
    4.Jihaynta.
    5.Siyaasada.

    Waa ku amaanan tahay PDRC qabashada Shirka Nabada markale.

    PDRC oo ah Xarun Cilmi Baaris oo Dowliya,waxaa la Aas-aasay Hal Sano kadib yagleelidii Nidaamka PL,waxayna samaysay horumar fiican oo la oran karo,waxay buuxisay Shaqadii loo igmaday.

    PDRC,waxay soo saartay xogo,aragtiyo,talooyin iyo Haldoor oo waxtar uleh Bulshada Rubuc Qarni kadib.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.