Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Muxuu daaran yahay wada hadalka dhexmaray Erdegon iyo Abiy?
    Puntland

    Faallo:-Muxuu daaran yahay wada hadalka dhexmaray Erdegon iyo Abiy?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkidu,waxay ku dadaalaysaa in uu guulaysto wada xaajoodka ay ka tahay dhexdhexaadiyaha ee udhaxeeya Itoobiya iyo Somaliya.

    Guusha wada hadalkan,waxay uleedahay Turkida faa’iidooyin dhowr ah oo laga tilmaami karo….

    B.Danahooda dhaqaale ee Labada Wadan.

    T.Xasiloonida Siyaasadeed ee Gobolka oo muhiimad uleh danaha Turkida.

    J.Xasiloonida Amni ee Gobolka oo Turkida muhiimad uleh xilligan danaha Turkida.

    X.Miisaankooda Siyaasadeed iyo Diblomaasiyeed ee caalamka oo sii kordhaya.

    Kh.Reer Galbeedka oo sii xaqiiqsanaya in Turkidu yihiin Gacmo awood uleh fulinta danahooda.

    D.Loolanka loogu jiro Somaliya oo Turkida ka dhigaya Wadamada ugu muhiimsan ee Safka hore ku jira.

    Sida muuqata saamaynta Dhaqaale iyo Milleteri ee Turkigu ku yeeshay Itoobiya iyo Somaliya,waxay cadaadis ku noqotay RW Abiy.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.