Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?
    Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    10-Qodob oo ku fadhiya Dastuurka kmg ah ee Fadaraalka ayay soo saareen si Wadajir ah JL iyo PL.

    Waa Qodobo masiiriya oo uqalma in ay kasoo baxaan kulankii socday Labada Beri ee Garowe….

    1.Dastuurka Dalku,waa kan kmg ah ee 2012 la fariisiyay.

    1. Wax ka badal walba oo lagu sameeyay,waa waxba kama jiraan.
    2. Mw Fadaraalka,waxaa loo sheegay in uu kusoo laabto xayndaabka Dastuuriga ah.
    3. Waxaa loosoo jeediyay in Labada heer ee Dowladnimada Somaliya ay wada ixtiraamaan Dastuurka.

    3.Dowladaha Xubnaha ka ah DFS,waxaa loogu baaqay in ay samaystaan Gudiyada doorashada ee Dastuuriga ah.

    4.Waxaa loogu baaqay DG in ay qabtaan doorashada Wakiilada iyo Madaxtooyada.

    5.Waxaa loogu baaqay DG in ay hirgaliyaan doorashada Golayaasha Deegaanka si waafaqsan Dastuurka kmg.

    6.Waxay cadeeyeen inta Dastuurada lays waafajinayo in DG walba ku dhaqmayo Dastuurkiisa.

    1. Waxay soo dhaweeyeen dadaalka Siyaasiyiinta Muqdisho ay wadaan ee samatabixinta ah.

    Isku soo wada duuboo PL & JL,waxay hoosta ka xariiqeen,waxaan waafaqsanayn Dastuurka kmg in aysan ka shaqaynayn Wadanka,iyaguna aysan ixtiraamayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.